TOOSKA XIGA EE DAWLADA HOOSE – Baahin 8PM EST 2021/06/28
Waxa aad soo gudbin kartaa su’aalaha marka hore ama inta lagu jiro madasha.
Munaasabada waxaa lagu qaban doonaa Ingiriisi
KUWII HORE EE DAWLADA HOOSE
Hadii aad qabto su’aalo ama tabashooyin dheeraad ah oo ku saabsan talaalada COVID-19, fadlan waxa aad noogu soo dirtaa su’aalaha (hadii aad doonayso haybtaada waad qarin kartaa). Waxa aanu samayn doonaa wax kasta si aanu ugaga jawaabno su’aalahaaga dawlada hoose.